Sadka Timaha – Subax Bilan
Xirmo Dabiici ah oo Timaha u ah Nafaqo Buuxda
Waxyaabaha laga sameeyay
- Subag Itoobiyaan oo la sameeyay
- Dhir laga keenay: Hindiya, Faransiis, Ameerika, Burtuqaal, Aasiya, UK
- Fitamiino: B12, B6, C, D, E iyo maaddooyin kale oo dabiici ah
Waxa Xirmada Ka Kooban Tahay
- Subax Bilan Shampoo – Nadiifin & Jilicsiin
- Subax Bilan Oil – Dherer & Daaweyn Daadasho
- Subax Bilan Nafaqo – Xoojin & Kobcin xididka timaha
Faa’iidooyinka
- ✅ Joojiya daadka timaha
- ✅ Korisa timaha si dabiici ah
- ✅ Nafaqeeya & adkeeya xididka timaha
- ✅ Ka hortaga jabnaanta & qallaylka
- ✅ Wax ka taraya aflaaqada & madownimada timaha
Cabirka & Qiimaha
250ml – $35Dalbo 250ml
500ml – $45Dalbo 500ml
FAQ – Su’aalaha La Is Weydiiyo
Miyaan u isticmaali karaa ilmahayga? Haa, 100% dabiici ah, carruurta ka weyn 3 sano wey isticmaali karaan.
Goorma ayaan arki karaa natiijo? Isbeddel waa la dareemi karaa 2–4 toddobaad gudahood, si buuxdana 3 bilood isticmaal joogto ah.
Subagga ma dhaqayaa mise wuu sii yaallaa? Waxaa lagu mari karaa habeenkii, waana la dhaqi karaa subaxdii.
© 2025 Bulsho Store – Dhammaan xuquuqda way xafidan tahay